Xiisad ka taagan degmada Balcad & Xoogaga Al-Shabaab oo qabsaday degaano ku dhow

Al-shabaab ayaa la wareegtay maanta tuullooyin ka tirsan degmad Balcad ee gobolka Sh/dhexe iyadoo magaalada Balcad laga dareemayo xiisad kacsan. Tuullooyinka  ay la wareegeen Al-shabaab ayaa waxaa ka mid ah Dhagaxow, Yaaqle, Bukay-dheere iyo degaanada la xiriira. Waxaasi isaga baxay tuulooyinkaas maleeshiyo degaanka ah oo taageersan maamulka degmada Balcad ee Hirshabealle. Tuulooyinka oo saaran webiga … Continue reading Xiisad ka taagan degmada Balcad & Xoogaga Al-Shabaab oo qabsaday degaano ku dhow